Laba Saxafi Oo Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Ku Xidhnaa Magaalada Borama Oo Maanta Xoriyadoodii Helay
February 6, 2018 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd dib xoriyadoodii dib u
halay laba wariye oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhnaa magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal
Labadan Saxafi oo maxkamadu xukun ku riday ayaa waxaa lagu kala Magacaabay Axmed Diiriye Ciiltire iyo Maxamed Dabshid Xuseen

Berberatoday.com