Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Markii Uhoreysay Xukun Ku Riday Eedaysanayaal Lagu Qabtay Xayawaanka Diinka Iyaga Gaadhi Ku Sita
February 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada degmada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka xukun ku
riday 5 nin oo ka ganacsaayey xayawaanka Diinka isla markaana laba nin ay maqane yahiin
Maxkamada ayaa ku xukuntey midkiiba saddex sanno oo xadhig ah isla markaana aan iib laheyn iyo waliba min saddex million oo shiling Somaliland ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan