Baarlamaanka Koofur Afrika Oo Madaxweyne Cusub, Ka Dib Markii Uu Iscasilay Madaxweynihii Hore Ee Dalkaasi
February 16, 2018 - Written by Berbera Today
South Africa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Koofur Afrika ayaa fadhi uu maanta yeeshay
waxaa uu doortay Madaxweyne cusub, kaddib is casilaadii Madaxweyne Jacob Zuma oo xalay ku dhawaaqay inuu is casilay, kaddib cadaadis uga yimid Xisbigiisa.
