“Xukuumadda Uu Muuse Soo Dhisay Waxay Ka Kooban Tahay Beesha Dhexe Oo Keliya” Ex Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal”
February 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa dhaliilay hanaanka saami qaybsi ee xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan