berberatoday.com
Maxaabiis laga sii Daayey Xabsiyada Jigjiga iyo Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Ka Hadlay
February 24, 2018 - Written by Berbera Today

Jigjiga(Berberatoday.com)-Boqolaal maxaabiis ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Jigjiga ayaa maalin ka hor ay siidaysay dowlad degaanka Soomalida Itoobiya. Maxaabiista waxaa ka mid ahaa kuwa u xirxirnaa siyaasad, qaar ka mid ahna waxay ka tirsanayeen Jabhadda ONLF.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dowladda dhexe ee Itoobiya ay dhawaan xabsiga Addis Ababa ka sii daysay maxaabiis u xirxirnaa dhanka siyaasadda. Balse madaxweynaha deeganka Soomaalida Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa BBC-da u sheegay in ‘cafinta maxaabiistan ay shqo ku lahayn waxa ka socdoa itoobiyada kale”.

Dalka Itoobiya saddexdii sano ee ugu dambaysay waxaa ka socday dibadbaxyo qaarkood rabshado watay oo looga so horjeedo dowladda. Dibadbaxaydan oo intooda badan ka dhacay gobolada Amxaarada iyo Oramada ayaa waxaa lagu dalbanayay isbadal siyaasadeed iyo mid dhaqaaale.

Haddaba, si aan faahfaahin dheeraad ah uga ogaano siidaynta maxaabiistan ayaa waxaan ka waraysanay madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.
Wariyaha BBC ee Jigjiga Cabdinasir Sheekh Maxamed Xikam ayaa ugu horayntii waydiiyay waxa ay kala yihiin maxabiista la sii daayay. Warbixintaa Weriyaha BBC-da, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa oo kaga bogan kartaan muuqaal-dhegaysan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews