berberatoday.com
Maxaa Ka Jira In Xukuumada Somaliland Hakad Galisay Saldhigii Ciidan Ee Imiraatka Carabtu Berbera Ka Dhisanaayay
February 25, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Saaka Xili Hore Ayaa Shaqadii Laga Joojiyay Shaqaalihii Ka Hawlgalayay Dhisida saldhigii Milatari ee Ay Dawlada Imaraadka ka dhisanaysay berbera,

Wararka Xog Ogaala Ayaa Sheegaya In Xukuumada Somaliland hakad galisay Shaqadii ka Socotay Dhismaha saldhiga Milatary Ee Imaaraaadka carabtu ka Dhisanayay Berbera iyo Dibu Dhiskii Ku Socday garoonka Diyaaradaha ee Berbera, Wararka Ayaa Intaa Ku daraya In Abaaro 7dii Subaxnimo Ay tageen Garoonka Diyaaradaha Berbera iyo halka uu ka Socdo Saldhiga Milatariba Mayorka Berbera Cabdishakuur Cidin, Xoghayaha maamulka dawlada Hoose iyo taliyaha qaybta Booliiska ee Gobolka Saaxil Kadibna Amar Kusooo Rogeen In Shaqada la Joojiyo Ilaa Amar danbe,,

Sidaynu La Socono Heshiiska Ay wada galeen Xukuumadii Hore ee Somaliland ee uu Hogaaminaya Axmed Siilaanyo iyo Dawlada Imaaradku wuxuu Ahaa Mid lakala danaysanyo oo Somaliland Wixii ay u baahnayad Loo qabanayo, Waxaana Muhiimada Kowaad ahayd in Somaliland Loo Dhiso wadada isku xidha Berbera iyo Wajaale, Dabcana waxaa heshiiska Ku Jiray In Ay Dhisaan garoon Diyaaradeed oo rayid Ah, Labadaa Qodab Ayaa Ugu waawaynaa , Shuruuduna Waxay Ahayd markay Labdaa u Dhisaan Somaliland in Ay Dhisan karaan saldhig Miltari,, si tanaasulaad badan aay ugu hesho xukuumada Somaliland, Madaxwaynaha Cusub Ee Somailand Muuse Biixi Ayaa Sida La Sheegay ka Gowsadeegay Xiligii Xukuumadii Axmed Siilaanyo Hirgalinayasay Heshiiska Saldhiga Milatari Ee Imaraadku ka samaysanayo Berbera, waxaana laga yaabaa in xiligan in dawlada imaraadka carabta ay ku adkaato fulinta heshiiska qodabadii ugu muiimsanaa ee aay la galeen Somaliland, Arinkan saldhiga Milatari oo Guud ahaanba Buuq badan ka dhaliyay Somaliland xiligii la ansaxaniyay Ayaa waxaa suura gala in Xukuumada Cusub ee Somaliland ay laasho gabi Ahaanba maadaama Imaraadku ka cago Jiidayo in uu Fuliyo Wixii Lakala saxeexday ee heshiiska Gundhiga u ahaa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews