berberatoday.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Norway
February 26, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey, ergeyga gaarka ah ee Norway u qaabilsan dalalka  Somaliland iyo Soomaaliya, Mr. Webjorn Heines.

Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagaga wada hadlay sidii dalka Norway uu qayb uga qaadan lahaa kana taageeri lahaa Somaliland, arrimaha maalgashiga, doorashooyinka wakiillada, iyo goleyaasha degaanka, sidii ay Norway u kordhin laheyd dhaqaalaha kaga qaybgasho sanduuqa horumarinta dhaqaalaha Somaliland ee (SDF) iyo sidii ay qayb uga qaadan lahayd hirgelinta qorshaha labaad ee horumarinta Somaliland (NDPII) ee shanta sano ee soo socota.

Waxa kale oo laga wada hadlay sidii loo horumarin lahaa mashruuca maamul daadejinta dawladaha hoose ee horumarinta dhaqaalaha dalka, iyo sidii looga wada shaqayn lahaa xoojinta caddaaladda, iyada oo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya-na la isla soo qaaday.

Ergayga Norway u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Webjorn Heines, ayaa dhankiisa ballan qaaday inay dawladdiisu diyaar la tahay fulinta waxyaabaha ay labada dhinac ka wada-hadleen, isla markaana ay kor u qaadi doonaan xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo dalka Norway.

 

ALLAA MAHAD LEH

 

Maxamuud Warsame Jaamac

 

Af-hayeenka Madaxweynaha JSL

Berberatoday.net

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews