Daawo Muuqalka”Hargeysa Kutaala Oo Xukun Xabsi Ah Ku Riday Laba Ruux Oo Caruurta Xada Oo La Sheegay Inay Iibiyaan
February 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Racfaanka ee degamada Hargeysa ayaa waxaa ay xukun ku
riday laba qof oo nin iyo gabadh ah kuwaas oo ay maxkamadu sheegtay in ay ku heshay dandi ah in ay ka ganacsadaan caruurtayar yar ee da, doodu ka yar tahay 15 sanno.
Labadan qof ayaa lagu kala magacaabaa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xassan iyo Khadra Cabdilaahi Maxamed , waxaana ay maxkamadu ku riday kun ah min laba sanno iyo badh
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka
https://youtu.be/CA5ZEv45bHc?t=1