berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shaqadii Ka Joojiyay Wariyayaal Cabasho Ka Muujiyay isku Bedel Uu Ku Sameeyay Madaxda Waaxyaha Tvga qaranka Iyo Idaacada
February 28, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu goor dhaweyd uu shaqadii ka joojiyey 24 wariye oo ka hawl gala telefishanka qaranka Somaliland .

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu shaqaalahan uu mushaharkii ka joojiyey muddo 3 bilood ah isla markaana waxaa uu amray in aaney shaqalahani soo gali karn xayn daabka wasaarada warfaafinta muddo-daas saddexda bilood ah .

Warqada uu wasiirku amar ku soo saarey ayaa lagu sheegay in shaqo joojintan iyo ganaaxan loo maray xeerka shaqaalaha Somaliland

wariyayaasha shaqada Laga joojiyay ayaa ah kuwo laba maalmood ka hor cabaasho ka muujiyay isku shaadhayn iyo isku bedel uu wasiirku ku sameeyay madaxda warbaahinta qaranka oo ay kamid yihiin agaasimayaal Waaxeedada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka cabashada ah Ee wariyayaasha shaqada Laga Joojiyay

 

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews