berberatoday.com
Hooyo U Dhalatay Maraykanka Oo Ilma Yar Oo Ay Dhashay Ku Riday Shandadeeda Gacanta Si Uu Ugu Dhinto !
March 1, 2018 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Gabadh Da’deedu tahay 21jir Magaceedana la yidhaahdo Tiona Roudregas isla markaana degan New York ayaa lagu xukumay xadhig muddo dhan 16 sano.

196223Image1Gabadhani ayaa lagu eedeeyay Ilma yar oo ay ku dhashay Suuli ku yaalla hudheel ka mid hudheelada magaaladaasi NewYork, kadibna waxay ilmaheedii yaraa ee ay dhashay ku qaaday shandadeedii gacanta ee ay sidatay.

Intaasi kadib ayaa waxay gashay Super market weyn oo ku yaalla Magaaladaasi waxaanay shaqaalihii Super market-kaasi ka shakiyeen inay Tiona xadayso dhar, laakiin markii shaqaalahaasi baadheen shandadii ay sidatay Tiona waxa laga helay meydkii ilmahaasi yar ee ay dhashay.

Ciidammada Ammaanka ayaa isla markii ba gacanta ku dhigay Tiona waxaana lagu soo eedeeyay inay ilmaheedii yaraa kula kacday dil badheedh ah.

Sidoo kale ciidammada Ammaanka ayaa waxay sheegeen in Teleefankii gacanta ee Tiona sidatay laga helay farriin ay u dirtay saaxiibadeed oo ay ugu sheegaysay inay ilmahaasi yar dishay, sidoo kalena waxay saaxiibadeed usoo dirtay farriin ay ugu soo jawaabaysay oo ahayd “Meel uun god ka qod oo ku rid meydka ilmaha kuna dhaqso si aynu u wada cuno goor dhaw faddiiradii macaaneyd”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews