berberatoday.com
Madaxtooyada Somaliland Oo La Filayo In Laga Raro Goobta ay Hada Tahay Iyo Halka Loo Asteeyay In Qasriga Cusub Laga Dhisi Doono
March 5, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliland la filayaa in la raro dhawaan, iyadoo la sheegay in loo arkay boqcadda ay hadda ku-taal, mid aan ku haboonayn, waxaana la qorshaynayaa in mustaqabalka dhow loo rari doono goob kale oo kaga haboon, taasi oo hadda lagu howlanyahay howlaheeda iyo sidii loo hirgelin lahaaba.

Image result for madaxtooyada somaliland

 

 

illaha xogtan ay warbaahinta Madaxa banaani ka Heshay oo ka gaabsaday in magacyadooda la xuso, hase yeeshee ka kala tirsan madaxtooyada iyo dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa sheegay in lagu hawlan-yahay qorshaha la doonayo in Madaxtooyadda Somaliland lagaga raro goobtan ay hadda ku taal, waxaana loo rari doono dhanka koonfureed ee kaantaroolka galbeed ee magaalada Hargeysa .

Waxa kale oo xoguhu ay sheegeen in lacag badan la siiyey dadkii lahaa dhulka la doonayo in mustaqbalka dhow laga hirgeliyo dhismaha madaxtooyada cusub ee Somaliland ay yeelanayso.

Dhanka kalena dhulkan la doonayo in Madaxtooyada laga dhiso ee ku yaala dhankakoonfureed ee kaantaroolka Galbeed magaalada Hargeysa, ayaa cabirkiisa lagu sheegay inuu ku dhowyahay laba kiiloomitir oo isku wareega ah, iyadoo la filayo in laga dhiso dhismayaal kala duwan oo casri ah .

Docda kalene ma jiro wax war ah oo amuurta ku saabsan oo kasoo baxay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo cadaynaya in madaxtooyadda laga rarrayo goobtan ay ku taal,marka laga yimadaa xoggaha uu wergeysku hellay

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews