” Itoobiya Baad Cad Bay Ku Qaadatey Saamiga Dekada Berbera..”Daawo Muuqalka Profesor Cabdi Samater Oo Dhaliilay Heshiiska Sadex Geesoodka Ah Ee Dekeda Berbera
March 5, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Proff, Cabdi Ismaciil Samater ayaa waxaa uu dhaliilay Heshiiska saddex
geesoodka ah ee dhawaan dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo Dp World .
Aqoon yahanka ayaa waxaa uu si gaar ah u dul istaagay halka uu ka yimid saamiga 19 % ee aydawlada itoobiya ku yeelateydekada Berbera , taas oo uu ku sifeeyey in ay tahay Baad cad oo dawlada Itoobiya ay ka qaadey Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/KqJymzwJD0w