“Madaxweynaha JSL meel uu ku siiyey raalli-galin Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID haba yaraatee ma jirto. Balse Xoghayaha Madaxweynaha JSL ayaa uu u gudbiyey lifaaq ah jawaab celin ku saabsan raalli-galinta Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Jabbuuti, kaddib markii Safiirka iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng.” Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Maxamuud Warsame jaamac