Wasiir Sacad Oo Difaacay Saamiga Somaliland iyo DP World Ay Ka Iibiyeen Itoobiya
March 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Sacad Cali Shire ayaa difaacay saamiga dekeda Berbera Ee Itoobiya isla markaasna waxa uu sheegay inuu heshiisku awood u siinayo Somaliland iyo DP World inay saamiyadooda iibin karaan.
