Xildhibaan Siciid Oo Qawadsan Saamiga Uu Mdaxweyne Muuse Biixi Ka Siiyay Xukumadiisa Beelaha Sool Iyo Sanaag-Bari
March 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku tilmaamay mid uu qawadsan yahay marka laga eego saamiga uu siiyay beelaha darafyada gaar ahaan Bariga Somaliland.
