Akhriso Qisada”Dal Dadkiisu 225 Kun Ka Yar Yihiin Oo Lagaga Hadlo 138 Af Oo Dhammaantood Hal Af Ka Soo Wada Jeeda
March 11, 2018 - Written by Berbera Today

Port Vila(Berberatoday.com)-Jamhuuriyadda Vanuatu waa jasiirad dhacda koonfurta badda Baasifigga, kuna dhow dalalka Ustareeliya, Fiji, New Uinea iuo jasiiradaha Solomon. Waa dawlad Baarlamaani ah oo bedka dhuleed ee ay ku fadhidaa dhan yahay 12,189 km2 dadkeedana lagu qiayaso 270 kun iyo 400 oo ruux.