Arrimaha Ay Hore Go’aamo Uga Soo Saareen Baarlamaanka Dawlada Xamar Ee Aanay Waxba Ka Socon
March 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Soomaaliya, wuxuu Isniintii ansixiyay in shirkadda DP world ay ka mamnuuceen inay ka shaqayso Soomaaliya, iyagoo u jeeda inaanay shirkadda DP world ka shaqayn karin Jamhuuriyadda Somaliland oo xorriyadeeda Soomaaliya kala soo noqotay sannadkii 1991.
