Daawo Muuqaalada”Dadweynaha Reer Somaliland Oo Dibad-bax Ku Muujiyey Sida Aanay Raalida Uga Ahayn Faro-gelinta Dawlada Xamar
March 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan Gobollada iyo Degmooyinka Dalka ayaa Maanta sameeyay Dibad-baxyo waaweyn oo ay ku taageerayaan Heshiisyada Dawladda Somaliland la gasho Shirkadaha iyo Dawladaha Caalamka, gaar ahaan Heshiiskii Maalgelinta Dekedda ee Dawladdu la saxeexatay Shirkadda DP WORLD iyo Itoobiya.
