Dagaal Siyaasdeedka Somaliland Iyo Somaliya Oo U Gudbay Dhinaca Madaxda Ciidamada Iyo Taliyayaasha Ciidamada Labada Dal Oo Ku Kala Sugan Qatar Iyo Imaaraadka.
March 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyayaasha ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa ku sugan dalka imaaraadka carabta, halkaas oo uu hore u sii joogay wafti uu hogaaminayo madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
