berberatoday.com
Akhriso Qisada Nin U Xidhnaa 31 Sano Dambi Uusan Galin Oo Mag Dhaw La Siiyey
March 23, 2018 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Nin u xidhnaa 31 sano dambi uusan galinayaa ku guulaystay 1 milyan oo doolar oo magdhaw ah.

Image may contain: 1 person, closeup

Golaha xuquuqda ee gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay Arbacadii in magdhaw la siiyo Lawrence McKinney oo 61 jir ah.

 

 

Mr McKinney ayaa la xidhay sanaddii 1978 ka dib markii lagu eedeeyay kufsi iyo burcadnimo, balse waxa xabsiga laga siidaayay 2009 ka dib markii la ogaaday bishii December in uusan wax dambi ah galin.

Magdhawgiisa waa wixii ugu badnaa ee ay dowladda siin kartay ka dib markii ay dowladda siisay markii la siidaaynayay $75.

Waa lacagtii ugu badnayd ee ay dowladda gobolka Tennessee ay ebad bixiso.

“Waan u mahadcelinaynaa barasaabka,waana u mahadcelinaynaa golaha,” ayuu yidhi David Raybin,oo ah qareenka Mr McKinney.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews