“Xukuumadda Waxaanu Leenahay, Yaan Dadka Timaha La Isugu Xidhin”Sheekh Adam-siira. Daawo Muuqal
March 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiira) Ayaa khudbadii jimcaha ee maanta wuxu kaga hadlay Arimo Dhowr ah Kuwaasi oo ku taxaluqa xaaladaha kala duwan ee ka taagan dalka
Sidoo kale sheikh aadansiira ayaa xukuumada ugu baaqay in aanay dadka timaha iskugu xidhin ee ay u cadaalad sameeyaan, bulshada,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;