|
berberatoday.com
Safiirad Mareykan Ujoogi Jirtay Dalka Yemen Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadashay Qaabka Waxbarasho Ee Dalalka Carabta Iyo Doorka Siyaasad ay Ka Galaan Shaqsiyaadka waxbarashada Ka Saaqidaa
March 25, 2018 - Written by Berbera Today
Nidaamka waxbarashada ee wadamada carabta dhanka ardayda dhameysata waxbarashada waxaa ka jira kala duwanaasho aad u weyn. Ardayda heerka koobaad ama kaalimaha koobaad ah ee aadka u caqliga badan ama (cabqariyiinta) ah waxa ay galaan #Caafimaad ama #Enjineerin. Meesha ay kuwa heerka labaad ah ay galaan kuliyadaha #maamulka ama #dhaqaalaha Waxa ayna noqdaan kuwa maamula kuwii heerka koobaad ahaa. Halka kuwa heerka sedexaad ah ay u jiheestaan#siyaasada Waxa ayna noqdaan siyaasiyiinta wadanka Waxeyna xukumaan kuwii ahaa heerka koobaad iyo heerka labaad. Waxaa kuu soo haray kuwa ku fashilmay waxbarashada waxaa ay aadaan #ciidankaqeybahiisa kala duwan iyo Booliska Waxaana lagu xakameeyaa siyaasada. Laakiin mida ugu daran waa in kuwa aanan GALIN waxbarashada ama aan tegin iskuulka ay noqdaan odayaasha #qabiilada Oo amarkooda ay ku shaqeeyaan dadka oo dhan. Haddaba wadamadaas maku jirtaa Soomaaliya?? Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan. Xigasho: Ahmed Rashid Abdirahman Gentelman COMMENTS
|
||||
|