berberatoday.com
Digniin Caafimaad”Haddii Shaqadaadu Saamaleyl Tahay Iska Jir In Aad Saddex Habeen Oo Is-Xiga Ku Soo Jeeddo
March 29, 2018 - Written by Berbera Today

Berlin(Berberatoday.com)-Xarun ku taalla dalka Jarmalka oo lagu magacaabo Hans Böckler ayaa dadka shaqooyinka soo jeedka ah ee habeenkii qabta uga digtay in ay shaqeeyaan wax ka badan saddex habeen oo isku xiga, maadaama oo soo jeedka isku xiga ee saddex habeen ka bataa uu jidhka u xaadhayo khalkhal ku dhaca nidaamak hurdo ee qofka isla markaana uu sababo dhibaatooyin caafimaad.

Dhinaca kalana waxa ay warbixintu sheegtay in dadka habeenka iyo maalinta kolba dhan shaqadoodu u guurto, (Kaltanka tahay) ay ku fiican tahay in haddii qaybta habeenkii ay ku jiraan saddex habeen, ay waajib tahay in taan qaybta maalintii inta loo beddelo aanu shaqada bilaabin in uu helo fasax nasasho oo u dhexeeya labada qaybood. Xarunta Hans Böckler oo arrimahaas warbixinteeda kaga hadlaysa ayaa sheegtay in haddii qofku uu saddex habeen oo is xiga soo jeedo ay qasab tahay in uu qaato nasasho aan ka yarayn 48 saac, ka hor inta aanu shaqada sii wadin, xitaa haddii shaqo qaybta maalinnimada ah uu u wareegayo. Waxa aanay si gaar ah ugu digtay dadka waaweyn ee habeenkii shaqeeya.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews