berberatoday.com
Sarkaal Ka Tirsanaa Shaqaalaha Haayada ICRC Oo Muqdisho Lagu Dilay
March 30, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Hay’adda caalamiga ah ee Laanqayrta Cas ICRC ayaa sheegtay in mid ka mid ah shaqaalaheeda uu u dhintay dhaawac kasoo gaadhay qarax shalay loogu Xidhay gaadhsigiisa.

Marxuumka Geeriyooday oo la odhan Jiray Cabdixakiin Yuusuf Ibraahim ayaa haayada ICRC Uqaabilsanaa Isgaadhsiinta waxaanu shaqaalaha Haayadaas kamid Noqday Mudo hada laga joogo shan bilood.

War saxaafadeed ay soo saartay ICRC ayey lagu sheegay in ninkaasi uu u dhintay dhaawacyo kasoo gaadhay qarax lagu xiray baabuur uu saarnaa

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews