Wasiir Itoobiyaan Ah Oo Sheegay In Isticmaalkooda Dekedda Berbera Aanu Saamayn Doonin Xidhiidhka Ay La Leeyihiin Somaliya –
March 31, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul dawlaha ganacsiga iyo arrimha dhaqaalaha ee wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Dr.Aklilu Hailemichael, ayaa sheegay in adeegsigooda dekedda Berbera ee Somaliland aanu dhibaato u gaysan doonin xidhiidhka ay la leeyihiin Soomaaliya.
