Xukuumada Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Uga Yaala Ka Faa,iidaysiga Biyaha Roobka
April 4, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka biyaha somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay in bulshada looga baahan yahay inay ka faa,iidaystaan biyaha isla markaana ay qabsadaan waxaanu yidhi “Waxa la ogyahay in xili roobaadkii bilaabmay, Hargeysa biyihii habeen hore ka baxay ee majaroorka iyo meelaha kale ee biyaha laga helo qulqulayey ee sida aan haboonayn ugu dhacayey meelo aan ku haboonayn waxay dadka aqoonta u leh biyuhu ay sheegeen inay Hargeysa ku filnaan lahaayeen mudo laba sano ah, sidaas darteed aqoonta biyuhu waxay ina faraysaa inaynu qabsano biyaha qulqulaya dhulka korkiisa, haddii aynu biyahaas qabsano