Aqoonyahano iyo Qorayaal Maanta Warmurtiyeed soo saaray ayaa Madaxweyne Muuse u Soo Jeediyey in uu Magacaabo Qoraagga iyo Suxufiga Cali Maxamed (Calisaxafi).
Aqoonyahano iyo Qorayaal Maanta Warmurtiyeed soo saaray ayaa Madaxweyne Muuse u Soo Jeediyey in uu Magacaabo Qoraagga iyo Suxufiga Cali Maxamed (Calisaxafi).
Warmurtiyeed lagu lagu baahiyey qaar ka mid ah shabakaddaha wararka ee Somaliland ayaa lagu sheegay inay aqoonyahano tiro badan ay Madaxweyne Muuse Biixi gaadhsiiyeen soo jeedin ah,in qoraagga iyo suxufiga Cali Maxamed(Calisaxafi) madaxweyne Muuse Biixi Cabdi magacaabo,waxayna qodobadda ay soo saareen ka mid ahaa:
1: aqoonyahano iyo qorayaal reer Saaxil ah,oo lafa guray kaalinta uu qoraagga iyo suxufiga Cali Maxamed (Calisaxafi) kaga jiro qaranka ay mudan tahay in loo magacaabo xil ka mid ah xilalka dawladda hogaamiyo Mudane Muuse Biixi Cabdi.
2: aqoonyahanaddan iyo qorayaashani waxay u arkaan in qoraagga iyo suxufiga Cali Maxamed(Calisaxafi) inay haboon tahay in xilligan la magacaabo oo darajo u qalanta la siiyo qoraagga.
3: dhamaan qorayaashan iyo aqoonyahanaddani waxay taageersan oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi u soo jeedinayaan in uu magacaabo qoraagga iyo suxufiga Cali Maxamed(Calisaxafi).
Afhayeenka Qorayaasha iyo Aqoonyahanadda
Yuusuf Cabdi Cali