Dalka Isuga Imiraatka Carabta Oo La Sheegay Inuu Aqoonsaday Passporka Somaliland Laguna Tagi Karo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida uu xaqiijiyey Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Imaraadka Carabta waxaa uu dalka Imaraadku si rasmi ah u aqoonsadey in Passport-ka Somaliland dalkaasi lagu tagi karo .Sidoo kale Safiir Baashe Cawil ayaa waxaa uu sheegay in dalkaasi uu bilaabay Fiiseynta Passport ka Somaliland .