Daawo Muuqalka”Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Xeerka Kufisga
April 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta ansixiyeen xeerka Kufiga oo ay kaabis iyo wax ka bedel ku sameyeen
Xeerkan waxaa ogolaadey 35 Xildhibaan waxaa diiday 7 Diiday waxaana ka aamusay 8 Xildhibaan waxaana sidaas ku ansaxay xeerka kufisga Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/kv2DP6ubR-c
Berberatoday.com