berberatoday.com
Nin Ganacsade Ah Oo Dablay Hubaysani Ku Toogatay Magaalada Laascanood
April 8, 2018 - Written by Berbera Today

Laascaanood(Berberatoday.com)-Dablay Hubaysan oo Aan la Aqoonsan Haybtooda ayaa Xalay Salaadii Cishaa,I ku Toogtay Magaalada Magaalada laascanood Nin ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdi Jimidh oo xiligaa kasoo baxay Salaada sida ay sheegeen Dad ku dhawaa Goobta falku ka dhacay xiligaasi oo marxuumka la toogtay uu kusoo dhowaa meheradii iyagoo ku furay rasaas ku ..

Maxamed Jaamac oo ka mid ah ehelada Marxuunka ayaa  sheegay in uu geeriyoodey Marxuumku  balse waa uu noo xaqiijin kari waayey sida ay wax u dheceen.

MARXUUMKAN OO MAGACIISU AHAA MAXAMED CABDI JIMIDH   ayaa la sheegay in uu geeriyooday .

Falka Toogashada ah Kadib ayaa waxaa laga soo sheegayaa Magaalada laascanood  gudaheeda ay soo gaadheen ciidamo faro badan kuwaasi oo baadhi taano iyo dejina dadwayne arintan ka gaooday ka bilaabay magaalada wallow  aanu Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay ciidanka amniga oo haatan baadhitaano ay shaqadooda ku gudanayaan ka wada goobtii wax ka dheceen.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews