Gudidda Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Khaladaadka Miisaaniyada 2018 Iyo Tirada Haayadaha Ay ka Joojiyeen Kharashkii loo Qoondeeyay
April 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada somaliland ayaa faah faahin Golaha ka Siiyay Khaladaad Iyo Haayadaha Aan Sharciga ahayn ee ku jira Odoroska miisaniyada 2018
Sidoo kale Gudoomiyaha Gudiga dhaqaalaha ayaa sheegay tirada haayadaha ay ka joojiyeen kharashkii loo qoondeeyay halka ay qaarkalana kharashkii loogu Daray miisaaniyada ay u Wareejiyeen Meelo Kale..