Xukumada Muuse Biixi Oo 40% Kordhisay Cashuurta Dalka Iyo Ganacsatada Oo Aan Dekeda Berbera Saaka Hal Shay Ka Cashuuran+Xaalada Sicir Bararka Oo Cirka isku Sii Shareeri Doonta
April 9, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Saaka Subaxii hore ayaaa ganacsatada wax kala soo Degta Dekada Berbera waxay la Kulmeen tacriifad Cusub oo la Kordhiyay, waxaana Kor Loo Qaaday Qiimahii ay wasaaradu wax ku Cashuuri Jirtay ee sarifka Lacagta Dollarka ah ee Cashuurta Lagu qaado oo hore u ahaan Jiray halkii dollarba 5000 Sland shilin ah halka saaka laga dhigay 7000 Sland shilin,
Mid kamida ganacstada oo ka hadalay lacagtan guud ahaan lagu kordhioyay wax kasta oo dekeda kasoo daga Ayaa xaqiijiyay in 40% Tacriifad u dhiganta la Kordhiyay cashuurtii Badeecadaha Kasoo Dega Dekada Berbera, Intaa wuxuu Ku daray marka Laga Reebo raashinka oo Isaga La Kordhiyay 20%, Ninkan ganacsdaha oo Codsaday In aan magaciisa la Sheegin waxaa kale oo uu Yidhi