Imaaraadka Carabta Oo Si Kulul Uga Jawaabay Lacagtii Diyaaradu Siday Ee Muqdisho Lagu Qabtay
April 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Imaaraadka Carabta ayaa ka jawaabay eed ay dawladda Soomaaliya u jeedisay oo ahayd inay UAE Muqdisho gaysay diyaarad siday lacag aan la garanayn ujeedada ay u socotay taas oo lagu qabtay madaarka Muqdisho.
