berberatoday.com
Gudoomiyihii Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Iscasilay
April 18, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd in uu  iscasilay si rasmi ah ugu dhawaaqey Gudoomiyihii guddida wanaag farista iyo xumaan reebtista Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala

 

Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdalla ayaa ka gaabsaday in uu faahfaahiyo sababta uu isu casilay, hasayeeshee waxa uu si kooban u yeeshay in uu Hawsha ka wadi kari waayay dad kale oo faro gelin ku hayay.

Manuu carabaabin cida ay yihiin dadka uu shaqadiisa ka wadi kari waayay, waxaanu ku gaabsaday in uu warbaahinta u faahfaahin doono sababaha ugu waaweyn ee uu xilkaasi isaga casilay wakhti kale

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews