berberatoday.com
“Madaxweyne Muuse Biixi Waa Locol Aniga Ayaa Leh ..”Prof Ismaaciil Hure Buubaa Daawo Muuqal
April 19, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ismaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in uu leeyahay in madaxweyne Muuse Biixi Yahay Local isla markaana waxaa uu ka hadley dhalinyaro kaldamaasi lagu xidhay waxaana uu yidhi

“Madaxweyne Muuse Biixi Waa (LOCAL), Hadii aanu ahayn Ma Caalamiba goorma ayuu noqday, Waxaan leeyahay Waa Nasiib Daro Inanta yar ee NACIIMA Abwaan Qorane ee HABARYARKA U Ah Muuse Biixi In 3 Sanno Macno Daro Maanta Maxkamaddi Xabsi ugu xukunto”

 Sidoo kale Prof Buubaa ayaa intaasi waxaa uu ku sii daray

“Hadii aanu Xoriyaddeeda Deg Deg ugu soo celin Naciima Qorane oo masuuliyadda Xadhigeedu uu Madaxweyne Muuse Biixi Korkeeda Saaran yahay waxay keeni doonta in Qabaa’ilo umadda waddanka ku wada dhaqani iskaga hor yimaadaan waana nasibi daro taasi” ayuu ku daray hadalkiisa Ismaaciil Hure Buubaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/Y7T2g0-I3zQ

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews