berberatoday.com
Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Soo Dhisay Xukuumadiisii Cusub Iyo Tirada Wasiirada Somalida Ah Ee Kujira”Akhriso
April 19, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Ethiopia Abiy Ahmed Ali ayaa soo dhisay Golihiisa wasiiradda ee la shaqayn Doona.

Waxa uu Ra’isal Wasaare Abiy uu ka tagay Xubno badan oo ka mid ahaan jiray xukuuamdii Ra’isal Wasaarihii uu xilka kala wareegay, halka uu tiro yarna dib u soo ceshaday.
Akhriso liiska golaha wasiiradda ee uu soo magacaabay Ra’isal Wasaare Abiy Ahmed.
1. Shiferaw Shigute – Wasiirka Beeraha iyo Xoolaha
2. Siraj Fegessa – Wasiirka gaadiidka
3. Dr Hirut Woldemariam-Wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada
4. Ambassador Teshome Toga- Minister of Public Enterprises
5. Umer Hussen – agaasiamaha guud ee dakhliga iyo maamulka kasmatamada
6. Uba Mohammed- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknologyada
7. Dr Ambachew Mekonnen- Wasiirka warshadaha
8. Motuma Mekassa – Wasiirka Difaaca
9. Fozia Amin – Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska
10. Ahmed Shide – Wasiirka xafiiska xidhiidhka arrimaha dawladda
11. Jantrar Abay – Wasiirka horumarinta magaalooyinka iyo guryaha
12. Melese Alemu –Wasiirka macdanta iyo tamarta
13. Berhanu Tsegaye – Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Childre
14. Yalem Tsegaye – Wasiirka Haweenka iyo caruurta
15. Melaku Alebel – Wasiirka Ganacsiga
16. Dr Amir Aman – Wasiirka caafimaadka
Sidoo kale , Muferiat Kamil ayaa loo Magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka wadanka Ethiopia oo bedeli doona guddoomiyihii hore ee Baarlamaana EthiopiaAbadula Gemeda.
Dhinaca kale isla maanta ayay Baarlamaanka Wadankaasi fadhigoodii ku ansixiyeen xukuumadda Cusub.
Berberatoday.com
COMMENTS
|