Daawo Muuqalka”Masuul Uhadlay Ciidamada Booliska Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Sababta Loo Xidhay Boqor Cismaan Buurmadow Kuna Eedeeyay Inuu Ku Kacay Fal Qaran Dumisnimo Ah
April 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay waxaa uuwarbaahinta u sheegay sababta ay xukuumadu xabsiga u dhigtey Boqor Buurmadow .
Afhayeenka ayaa sheegay in Boqorku uu ku kacay falal qaran dumis nimo ah isla markaana cadeymaheedii la hayo maxkamadana la hor geyn oo uu mudan doono ciqaabteeda
Sidoo kale Afhayeenka ayaa sheegay in Boqorka lagu soo qabtey waaran qabasho ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/33OiiBmhfII