berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Ganacstada Dekeda Berbera Badeecadaha Kala Soo Daga Oo Gabi Ahaanba Shaqadii Joojiyay Saaka Iyo Sababta Keentay
April 22, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Ganacsatada badecadaha kala duwan kala soo daga Dekeda Berbera oo ayaa gabi ahaanba joojiyay shaqadii cashuurta iyo kala soo bixida badeecadaha kala duwan kadib markii amar culus ay shirkada dekeda Berbera Maamusha ee DP World kusoo rogtay.

Amarka Ganacsatada lagu soo rogay ayaa ah in lagu wargaliyay inaanu Dekeda berbera soo gali karin ruux aan sidan qlab ay shirkada Dp World ku sheegtay Safety oo isugu jira koofiy Culus oo caga, Kabo waaweyn oo Qadh ah iyo shaayad dhalaalaysa oo shaadhka dushiisa laga xidhanyo.

Ganacsatada iyo ruux kasta oo kamida shaqaalaha Dekeda ayaa lagu wargaliyay inaanu Dekeda soo gali karin hadiib aanu sidani qalabkaas safetyga ama badbaada loo magac yeedhay oo ah mid culayskiisa wata oo kulaylna abuuri kara oo ruuxa xidhaa aanu xamailayn horena ay udiideen ganacsatada dekeda Berbera badecadaha ka cashuurtaa kaliyana ay ogoladeen inay xidhaan shaayada yar ee shaadhka dushiisa laga xidhanayo ee dhalalaysa sidaasna lagu heshiiyay xiligii Xukumadii Siilanyo dalka ka talinaysay hse yeeshee shirkada DP World ayaa saaka dib usoo celisay amarkaas hore looga heshiiyay saaka labaabada ka xidhatay ruux kasta oo dekeda Muraad kale nooca uu doono ha ahaadee inaanu galin karin dekeda isaga oo aan sidanin qalabkaas.

ganacsatada ayaa diidmada Xidhashada qalabkan hore ugu diiday inuu sababi karo caafimaad daro ka dhalata kulaylka ba,an ee magaalada Berbera ka dhaca xiliga xaggaaga iyada oo koofiyad la xidhanayaa tahay mid xaraaradeeda kulayl at=y samaynaysaatahay 31 digree halka kaubuhuna kasii daran yihiin.

Shaqaalaha kala duwan ee Dekeda Berbera ka hawl gala ayaa iyaga hore loogu khasbay inay qalabkan xidhaan iyada oo shirkada DP World si bilaasha ugu keentay shaqaaleheeda halkay kuwa muruqmaalka ahna ka iibso.

Ganacsatada shaqada joojisay ayaa hada ku shiraya xafiiskooda magaalada Berbera iyaga oo gabi ahaanba joojiyay cashuristii badecadaha kala duwan goordhawna la filayo inay bayaan soo saaraan.

Cabshada Ganacsatada iyo shaqaalaha Dekeda Berbera ayaa soo noqonoqotay ilaa markii ay shirkada DP World la wareegtay maamulka Dekeda Berbera ilaa hadana waa loo mara layahay xalkeeda.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews