Is-Diiwaan-Galinta Musharixiinta U Taagan Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Xamar Oo Maanta Bilaabmeysa
April 23, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in la bilaabo is diiwaangelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka.

Guddiga qaban qaabada Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa shalay soo saaray Jadwalka iyo qaabka ay u dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Golaha.