berberatoday.com
Telefishan Afka Somaliga Ku Hadla Oo Hawda Laga Saarey Ka Dib Markii Ay Dawlada Itoobiya Dacweysay Iyo Telefishanka Uu Yahay
April 24, 2018 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Telefishinka RTN TV ee xaruntiisa tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa laga saaray Satelite-ka Thaicom oo ah Satelite-ka ugu badan ee Telefishinada Soomaalida ka soo galaan hawada.

Image result for RTN TV

Qoraal uu bogga Facebook ku leeyahay Telefishinka RTN ayaa lagu sheegay in muddo 24 saac ay hawada ka maqan yihiin, kaddib dacwad ay ka gudbisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.

 

 

“Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan daawdayaasha RTN TV meel walba ay joogaan in hawada satelliteka Thaicom aan ka maqanahay muddo 24 saac, sababtuna ay tahay warqad ay qortay Wasaaradda Warfaafinta Ethiopia oo dacwo u gudbisay shirkadda lalisa TV-yada Soomaalida ee Thaicom, kuna amartay in hawada lanaga saaro. Ma jirto wax dacwo qoran oo lanoo soo gudbiyay”ayaa lagu yidhi Qoraal la soo dhigay bogga Facebook ee Telefishinka.

Warar madax banaan ayaa sheegaya in si gaar ah Telefishinka u dacweysay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo horay sidan oo kale u dacweeyeen Telefishino Soomaali ah oo uu kamid yahay HCTV oo mudo maalmo ah hawada ka maqnaa, kaddib markii ay dhibsadeen warar laga sii daayay.

Telefishinka RTN TV ayaa hada laga daawan karaa oo kaliya gudaha Kenya

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews