berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Saamaynta Uu Gaadiid Ku Keenay Shidaal Wasakhaysan Oo Haamaha Kaydka Berbera Kasoo Galaya Dalka
April 27, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij gaar ah oo laga diyaariyey dhibaatada Shidaal wasakhaysan oo Somaliland la keenay, isla markaana lagu shubay Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka Somaliland ee magaalada Berbera oo ay Shirkado gaar loo leeyahay gacanta ku hayaan maamulkooda, kaas oo lagu qaybiyey badi kaalmaha Shidaalka ee magaalooyinka dalka, khasaare iyo dhibaatooyinna gaadhsiiyey Gaadiid kala duwan oo tiro badan, ayaannu idiin soo gudbinaynaa.

SHIRKADAHA MAAMULA HAAMAHA KAYDKA SHIDAALKA SOMALILAND OO QIRTAY SHIDAAL CILLAD DHALIYEY 2018.png

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Barnaamijkaas oo is-dultaagaya waxa dhacay iyo marxaladaha Shidaal ee Somaliland soo martay, dhibaatada hadda taagan iyo dhinacyada kala duwan ee ka hadlay, ayuu diyaariyey Weriye Maxamed Cali Xaashi oo ka tirsan Suxufiyiinta ka hawlgala Telefeshinka Somnews xaruntiisa magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews