Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Lagu Wareejiyay Shan Gaadhi Oo Ah Kuwa Lagaga Hortago Mudaharaadada
April 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa maanta waxa lagu wareejiyay Shan Gaadhi oo lagaga hortago Mudaharaadada iyo laba xaajiyadood waxaana Munaasibada lagula kala wareegayay goobjoog ka ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan.