berberatoday.com
Maxkamada Ciidamada Dawlada Xamar Oo Dil Toogasho Ah Maanta Ku Fulisay Gacan Kudhiiglayaashii Dilay Gabadh wariye Aheyd Oo Lagu Magacaabi Jiray Hindiya Xaaji Maxamed+Sawiro
April 9, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.net/com)-Wararka naga soo gaaray hadda Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw la toogtay labo nin oo lagu eedaynayo in ay dileen Gabar Wariye ahayd oo u shaqeynaysay Warbaahinta dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Nimanka la dilay waxaa xukuntay Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee dawladda Soomaaliya, waxaana lagu eedeyey in ay dileen Wariye Hindiya Xaaji Maxamed oo ahayd gabar Saxafiyad ah.

Labada nin ee saaka lagu fuliyey xukunka Maxkamadda ayaa magacyadooda lagu sheegay Cabdirisaaq Maxamed Baroow & Xassan Nuur Cali, oo horey uga soo muuqday Shaashada Tv-ga dawladda Soomaaliya.

Maxkamada ciidamada ayaa waxba Rafcaan ah ka diiday ehelada labada nin oo ku doodayey in aysan waxba dambi ah galin, balse Qirashadooda awgood ayaa lagu saaray Maxkamadda.

Saraakiisha Maxkamada ayaa saaka ka sheegay madasha, in ay dhawaan sidaas oo kale xukunkan oo kale ku fulin doonan rag horey dil ugu geystay Suxufiyiin Soomaaliyeed.

 

 

Marxuumada HindiyaFulina xukunkan wuxuu ku soo beegmayaa xili uu xiran yahay mid kamid ah xubnihii ugu sareeyey Shabaab ee uqaabilsanaa dhinaca Shirqoolka Wariyaasha Xassan Xanafi oo loo bixiyey DILAAGA WARIYAHA.

 

Toog1

Toog3

toog4 Toog5 Toog6 Toog2 Toog7

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews