Daawo Muuqalka”Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Ee Adduunka
May 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyadoo Maanta ay ku beegan tahay Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ee Adduunka ayaa magaalada Hargeysa waxaa lagu qabtay kulan lagu xusaayay xuska maalintan.
Kulankan oo Shalay ka furmay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa Maanta la soo gebogabeeyay, iyadoo ay barbar socotay xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda.
