Dawlada Mareykanka Oo Cabasho Ka Gudbisay Saldhiga Ciidan Oo Shiinuhu Ku Leeyahay Dalka Jabuuti Iyo Sababta
May 4, 2018 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawladda Maraykanka ayaa si rasmi ah cabasho ugu gudbisay dawladda Shiinaha ka dib markii marar kala duwan la shiishay oo shoocaac lagu qabtay duuliyeyaasha Maraykanka.

Shucacaas ayay sheegtay in lagaga soo shiishay saldhiga ciidammada Shiinuhu ay ku leeyihiin Jabuuti.