berberatoday.com
Hooyo 420 Dollar Ku Iibisay Gabadheeda + Sababta Iyo Dalka Ay Ku Nooshahay
May 5, 2018 - Written by Berbera Today

Afganistan(Berberatoday.com)-Hooyo dhashay laba carruur ah oo ku sugan dalka Afghanistan, ayaa iibisay gabadheeda oo shan bilood jir ahayd, si ay lacag lagu daweeyo ugu hesho qof ay qaraabo yihiin.

Arrintan ayaa walaac qoto dheer ka abuurtay dalka Afghanistan, waxaana saraakiil iyo shaqsiyaad kale ay uruuriyeen lacagtii dawada loogu baahnaa iyo lacag dib loogu soo celiyo canuugii la iibiyey.

 

 

Hooyadan oo lagu magacaabo Obaidah ayaa ku nool magaalada Mimanah ee gobolka Faryab, waxaana ay xaas ahayd muddo shan sano ah.

Dumaashigeed oo ah 20 jir lagu magacaabo Jalaluddin ayaa waxaa ku dhacay kansarka dhiigga oo dawadiisa qaali ay tahay. Sidaas darteed ayay canugteeda Mehraban waxay ka iibisay lamaane aan wax ilmo ah dhallin.

“Waxaan u iibiyey gabadheeda si loo daweeyo ninkeyga walaalkiis ka yar. Waxaan ooynayey laba habeen oo ma seexan. Waxaan sidaas u sameeyey inaan nolosha qof ka badbaadiyo dhimasho” ayay tdhi Obaidah oo taleefon kula hadashay VOA

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews