Xildhibaan Sanweyne Muxuu Ka Yidhi Fadeexadda Hadhaysay Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Ee La Shaaciyey?
May 6, 2018 - Written by Berbera Today
“Wasiirka Maaliyadda iyo Madaxweyne Toona Awood uma laha inay beddelaan Miisaaniyadda Golaha Wakiilladu Ansixiyey ee Sharciga noqotay…” Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Cumar Sanweyne
WASIIRKA IYO WASIIR KU-XIGEENKA MAALIYADDA SOMALILAND IYO SHIRGUDDOONKA GOLAHA WAKIILLADA 2018