Daawo Muuqalka”Ciidamo Ka Soo Goostey Puntland Iskuna Soo Dhiibey Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Widhwidh
May 11, 2018 - Written by Berbera Today
Widhwidh(Berberatoday.com)-130 Askari Oo Katirsanaa Maamulka Puntland Mudana Joogay Deeganka Geed Xamar Ee Degmada Widhwidh Ayaa Usoogalay Ciidanka Soomaliland
Saraakiisha Ciidankan Watay Ayaa Sheegay In Ay Markii Hore Ahaayeen Maamulka Khaatumo Balse Ay Kacadhoodeen Ciidabkii Khaatumo Ee Lakala Reebay Qaarna Laqareemayay Qaarna Aan Laqaramayn
Waxgaradka Widhwidh Ayaa Siweyn Usoodhaweeyay Ciidankan Puntland Kasoo Goostay Ee Kasoo Mid Noqday Cidanka Soomaliland
Taliyaha Ciidankan Aaga Widhwidh G/Sare Cabdilaahi Dheere Ayaa Ciidanka Lawareegay Xukuumadana Kacodsaday In Ay Sooqarameeyaan Ciidankan
Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf Oo Kamid Ahaa Gudii Wadahadalada Somaliland Iyo Khaatumo Kana Shaqaynayey Nabad Kuwada Noolaanshaha Soomaliland Iyo Khaatumo Ayaa Baaq Udiray Xukuumada Soomaliland Isagoona Ugubaaqay In Ciidanka Lasoo Qarameeyo
Sakariye Waddani Goob Jooge