“Wasiirro Ayaa Ii Hanjabay, Waxaanan Leeyahay Qofna Aniga Somaliland Iiguma Hanjabi Karo, Waxaan Sheegay Wasiirro Kii Hadlaaba…” Dr. Xaglo-toosiye
May 11, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Wasaarada Caafimaadka Somaliland Xukuumadii Siilaanyo dr. Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa waxa uu sheegay in Wasiiro ka tirsan Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ay ugu hanjabeen xadhig hadii uu Hargaysa yimaado.