berberatoday.com
Ciidamada Sahanka Somaliland Iyo Putland Ee Aaga Tukaraq Oo Tacshiirada Rasaasa Isweydaarsaday
May 14, 2018 - Written by Berbera Today

Tukaraq(Berberatoday.com)-Ciidamada oo ahaa Kuwa Sahanka Labada Ciidan ee Somaliland iyo Putland ee aaga Turaq ee xiga dhinaca Maamulka Putland ayaa iyaga oo hawlohooda Sahanka Kujira Sikadisa isaga soo horbaxay waxaana Lays weydaarsaday rasaas Mudo kooban dhacaysay Waxaana La shegay inaan waxz khasaare dhaawac iyo dhimasho toona ka dhalanin israsaasayntaa Tacshiirada lays Weydaarsaday,

 

Ilaa Hada dhinaca Somaliland iyo Putland Wax wara kamay soosaarin dhacdadan aan khasaaraha sababin hase yeeshee warakan ayaa waxa sheegay dadka deegaanka Bari ee Tukaraq,

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews